How to start e-commerce Business in 2023


 

How to start e-commerce Business in 2023

Waa maxay e-commerce waxaana laga yaaba inaad inta badan mashaqo ama aad aragto iyaado internetka hadaba maanta Ayaan mowduucan kaga hadlaynaa waxaa uu yahay iyo sida loo bilaabo hadaba waxaan mawduucan kusoo qaadan doona dhowr qodob iyo waliba qaabka uu ushaqayee e-commerce store iyo waliba halkii aad ka bilaabi lahady iyo waliba qabab fudud oo aad Amari karto inaad bilaawdo e-commerce store

 

Whats’ ecommerce store ?

Waa maxay e-commerce store waa su,aasha aad is waydiinayso hadaba hadii aan ka jaawabo waa suuq online ah kaasi oo aad ku iibin karto waxaaybo kala duwan sida products kuwaasi oo aad kusoo gudbinaysa meelo farabadan oo kuyaala internetka sida facebook tiktok Instagram iyo waliba waxaa loo yaqaano website e-commerce kaasi oo ah kani ugu caansan marka la yimaado suuqa online waa halka uu kasoo ababul may hadab suuqaan ayaa ah mid caajiba walibna aay iskugu yimaadan wadamo


farabadan hadab waxaan tu’saale yar kaga soo qaadaya website ka loo yaqaano alibab company  kani waa mid kamida kuwaa ugu caasan ee kashaqaaye dal iyo dibadba hadaba hadaba website kan ayaa ah mid ku caana alaabaha electronics ka iyo waliba waxkasta oo lagu isticimaalo sida dharka iyo waliba waxkasta oo aad ubaahato aad ka helayso hadaba marka laga yimaado taasi ma ogtahay inaad manta adiguna aad bilaabi karto oo aad lamid noqon karto alibab waa hadii aad raacado wadadan aan ku sheegayo ?

 

 

How to start products e-commerce ?



Halkani waxaa lagayaaba inaad iska waydiinayso suaalo aad ubadan kuwaasi oo kusaabsan sideen halkeen alaabta ka keena iyo waliba mahayoo dhaqaale aan alaab kusoo iibsado hadaba xitaa hadii aad dhaqaale haysto halkeen ka keena alaabta ama halkii aad ka dalban lahayd hadaba halkan waxaan kugula wadaagi doona dhor qodob oo kaa saacid doona suaaalahan aad is waydiinayso hadaba hadii aan ku hore maro suaasha ah halkeen alaabta ka keena dhaqaale aan galiyana ma haayo hadab waxaad sameyn kartaa markaa aad diyariso meshi

aad kusoo gudbin lahayd waxaad sameynaysa inaad suuqa aado oo dadka meheradaha le aad kasoo saxeexto heshiis ah inaad alaabtoda aad u suuq ganayaso adigo markaa sawiro iyo qiimahaba kasoo qoranayaa hadab halkaa maxaa faa’iida kugu jiraa waxaa kujiro qofku wuxuu ku yidhi intaasi iisii waxaanad xataa qofka aad ku leedahay bersan teej ama dhaqaale aad isagana ka helayso iyo ku aad ka helayso qofkii iibsanayay alaabta hadaba halkaa waxaa kugu fududatay inaad bilaabi karto e-commerce waxaa kale oo jirta hadii aad dhaqaale haysto

Way kasii fiican tahay oo markaa xitaa waxaad heli doonta dhaqaale ka sareeya kii markii hore hadaba waxaad iswaydiinaysaa halkeen alaabta kadaalban karaa waxaad sameyn kartaa qof jooga chine ama dubai inaad lacagtada u dirto oo aad ku tiraahdo alaabta ayaab ubahan ee hebal alaabtiisa ii soo raci kaasi oo marka aalaabtiisa lagu soo raaciyo aad si fudud aad alaabtada aad ku heli doonto hadab tani waxaa kale oo aay dheer tahay alaabtan inaad dhigan karto istoodh ama qol aad udiyaarisay oo aad marka uu qofka kaaso dalbado aad uga diri karto taasina waa halkaa

 

Promotion social media ?




Waa maxay faa,iidad inaad alaabtada keento social media taani waa ta kaliya ee kaa saaciidi karta inuu suuqaada e-commerce gu noqdo midcaana kaasi oo meel kastaa laga yaqaano oo magaala kasta alaabtada laga soo dalban karo waa mida kaasaacidi doonta masoconaya suuqan hadaba tani ayaa meesha kasaartay suuq laanti iyo aalabtii tukaanka iska oo laysay oo maanta aalab aan magalada aad

joogto ka shaqaynan hadii aad hayso kaliya inaad iibso waxaa ka xiga inaad soo galiso suuqa online ka ama social media hadaba waxaad sameyn karta kusoo gudbiso social media sida facebook tiktok  Instagram iyo kuwa lamidkaa


Post a Comment