How to create website
blogging in2023
,sideen usameysan
karaa website ama aan usticimaali karaa waa su,aasha aad iswaydiinayso hadaba
waxaan madawduucan kaga jawaabi doona suaalaha iyo waliba kuwo badan oo
kusaabsan blogging iyo wuxuu yahay hadaba markaa aad maqasho hebal ama qofkaasi
wuxuu lee yahay website waxaa kugu soo dhacaysaa muxuu yahay website ama muxuu
faa,iida lee yahay oo uu qabtaa hadaba blogging ama
website waa rug kutaala internetka taasi oo aad ka daalacan
karto wax kasta oo aad ubahan tahay hadii aay noqoto barmaamij ama casharo aad
aad doonayso inaad barto waa meel aad ka heli karto wax kasta oo aad uga baahan
tahay internetka hadab waxaa jira website marka layiidha waxaa uu ukala baxaa
dhowr nooc kuwaasi oo kala duwan oo mid waliba u midka kale kaga duwan yahay
magaca iyo sumda iyo waxaa uu qabanayo iyo mawduuca loogu tala galay
how to create website ?
hadaba sideen website kusameysan karaa website ama maxaa
ubaahanahay si aan website usameysto ugu horeyn waxaad ubahan tahay si aad
website usameysato inaad buuxiso
shuruudahan ?
1,inaad fahan san
tahay macnaha website iyo wuxuu yahay
2, inaad garanayso waxyaabaha loo istcimaalayo iyo stepska
loo marayo
3, inaad fahansan tahay macnaha domain and hosting kuwani
waa ababulka websiteka inaad fahantana waa muhiim ‘
4,inaad doorto nashqada website kaadu uu noqondoon sida
e-commerce, blog website , e-learning website kuwan midkamida waa inuu ahaada
waxaa kale oo intaa ku raacsan inaad aqoon buuxda uleedahay website sameynta
iyo waliba nashqadaynta website ka
5,waa inaad doorta website kaadu labadan mid midkuu noqon
lahaa blogger and wordpress labadan ayaa ugu caansan meel
website laga dhisto midka midana dooro
Markaad shuurdahan buuxiso waxaad dhisan kartaa website
kaasi oo aad kusoo gudbin karto waxaad ubaahan tahay inaad ka hadasho
How many does the website ?
Imisa nooc ayuu
website ukala baxaa waxaa uu kala baxaa 5 nooc kuwaasi oo kala ah website
E-commerce kani oo ah meel suuqa oo aalabo lagu iibiyo kaasi oo loo yaqaano
e-commerce hadab kani ayaa waxaa ku caana shirkadaha kala duwan ee alibab ali
express iyo waliba amzon marka tusaalaha laga yimaad waxaa kusoo xiga mid loo
yaqaano blog website kani oo lagusoo gubiyo articales ama maqaalo
aad qortay oo aad kaga hadlayso fikradada ama aqoon aad
dadka usoo gudbinayso waxaa jiraa
midkale oo loo yaqaano e-learning website kaasi oo ah mid aay dadku wax
kubartaan waxaa ugu caansa dhanka somalida hurbad kaasi oo ah website
e-wax-barasho hadab website kani ayaa ah school ahaan oo kale oo aad wax kabran
karto waxaa soo raaca website service kaasi oo inta ubadan aay isticimaalan
bangiyada ama shirkadaha is gaadhsiinta waxaana lagu
qabtaa inaa dadka lagu caawiyo sida
inaad lacago kala baxdo ama aad lacag kadiro oo si fudud usticimaasho lacagtii
aad bangiga aad u tagi lahayd waxaa intaa soo racaa mid loo yaqaano news
website kaasi oo aay shaqadiisu tahay kaliya inaa lagu soo gudbiyo wararka kala
duwan sida kuwaa kusaabsan ciyaaraha iyo waxa taafaha dunida ka dhacaya
how to make money website ?
sideen website lacag uga sameyn karaa waa su,aal aad ufudud
waxaad sameynsan kartaa blog website kaasi oo aad maqaalo kusoo gudbinayso
kadibna aad halkaa kadalban karto waxaa loo yaqaano google ads waxaa kale oo
aad sameyn kartaa inaad sameysto website e-commerce ah kaasi oo aad kusoo
gubinayso aalabo ama products wax loo yaqaano kadibna aad halkaa dhaqaale
kasameyn karto marka
kaasi lagayimaado waxaad sameyn kartaa inaad sameyso website
kaasi oo loo yaqaano E-learnig kaaso oo aad ku iibkarto courses ama xifradada
halkaasi aad ku xidho arday ama dad fara badan oo iibsada courseska ama waxaad
kusoo dari kartaa blog page kaasi oo aad ufuri jarto google ads wax loo yaqaano
sidana aad dhaqaale uga sameyn karto