How to start Facebook Marketing in 2023 ?


 How to start facebook marketing in 2023 ?

Dunidan aan maanta joogno waxay usoco digital ama dunida casriga oo waxaa soo afjarmaaya cilmiga jaahiliga oo maanta waxa waxaasi hawada kasaaraya dunida casriga ama loo yaqaano digital hadii aadan la jaan qaadina waxay kugu noqonaysaa wado kaa xidhan ilaa intaa aad la jaan qaadayso hadaba maanta waxaan mawduucan kaga

hadlayna waxaa loo yaqaano facebook marketing kaasi oo dhawaanahan hawada internetka aad uqabsaday hadaba waxaan halkan kugu sharixi doona qababka facebook dhaqaale iyo waliba shacbiyad looga sameeyo hadaba waxaa jira dhowr qodob oo kaa saacidi karaa inaad noqoto mid facebook marketing fahama iyo waliba facebook siro fara badan oo ku saabsan kusoo dhawaw qodobada

 

 

How Create Facebook Page ?



Tani waa wadada koobad ee aad facebook lacag iyo waliba ganacsi uga bilaabi kartid waana lafdhabarta facebook marketing hadaba maxaa lagaga baahan si aad facebook page aad usameysto hadaba su,aasha aad iswaydiinayso waa ma wax shuuruda ah baay shirkada igu xidhayso  maya facebook kaliya waxaay kaga baahan tahay inaad

latimaado sumada magaca aad la baxayso iyo waliba waxaa aad ubaahan tahay  inaad kusoo gudbiso sida inaad tahay news ama business page ama inaad sports iyo wixii lamida hadaba markaa intaa laga yimaado oo aad doorato sumada magacada iyo waliba barmaamijka aad kusoo gudbiso

 

 

What is facebook marketing ?



Hadaba aan usoo noqono muhiimada mowduuca hadaba waa maxay facebook marketing waa suuq digital ama casri ah kaasi oo aad maanta aad kusoo gudbin kartaa waxkasta oo aad iibinayso adiga oo isticimaalaaya farsamada cusub ee ee facebook marketing hadaba si aad ubilowdo howshan waxaad umari kartaa laba wado kuwaasi oo aad u isticimaali karto labadan farsamo 1, waxaad mari kartaa wadadan oo ah sida kor ku xusan inaad sameysan karto

facebook page kaasi oo aad kusoo gudbin karto products ka aad hayso aad kusoo gubinkarto waliba aad halkaa ka heli karto halkaa shacbiyad badan kuwaaasi oo si joogta ugu xidhanankara page kaada hadab waxaan kula wadaaga wadada labaad ee loo yaqaan pageka facebook marketing kaasi oo badanagaa aad facebook gaada adiga ku arkaa

alaabo farabadan oo halkaa kuyaala qiimo iyo waliba inaa la iibinaayo oo aad alaabta xitaa aad iibsan karto laakiin ma ogtahay inaad adiguna aad suuqa aad ku biin kartoo aanad jaanis halkaa ka haysto ogoow waa wadada kaliya ee aad dhaqaale ku sameyn karto a,ma waxaan odhan karaa waa sirta social media marketing waxaanad kusoo gudbin kartaa sawir iyo waliba qiimaha alaabta aad soo galinayso

 

how to start facebook ads ?




side loo bilaaba inaa alaabta aad soo bandhigtay si aay dadbadan u arkaan kuwaasi oo kala jooga daafaha caalamka hadaba waxaa jira barmamij kaa saacidi kara inaad sameyso taasi waxaana loo yaqaana facebook ads mana is waydiisay dadka maxay waxani oo lacaga ugu bixiyaan facebook ads taasi waa su,aal aad ufudud hadaba markasta oo aad facebook ads dhaqaale ku bixiso waxaa kusoo kordhaaya dhaqaale hadaba hore ayaa loo yidhi lacag aya

lacag dhasha hadab facebook ads nawaasida hadab waxaa jira dhowr qodob oo loo isticimaalo facebook ads waxaanay kala yihiin inaad halkaa kusoo gudbinayso mowduuc aad umihiima ama inaad kusoo gudbinayso aalab aad suuq gaynayso oo aad rabto inay dadka arkaan kaasi oo loo yaqaano suuq gayn ama digital marketing kaaso oo aad

badanaga maqasho waxaa kale oo aad usticimaali kartaa inaad tahay academy taasi oo aad courses kusoo bandhigayso aanad ubahan tahay sidii aad utusilahayd dad farabadan oo courseskaasi aad isleedahay wuu anfacaya hadaba taasi waxaa ku fududeeyay facebook ads kaasi oo lagu qiiyasay sanadii ugu danbeyey inaa lagasoo xareyey

dhaqaale aad ufarabadan kuwaasi oo aay dadka aqoonta ulehe aay ka sameyn hadaba waxaad kamid noqon kartaa dadka dhaqaalehe kasemeyn kartaa dhaqaale mahadsanid mar hadad halkan nala soo gaadhay

 

 

 

Post a Comment