How to start Freelacing For Beginners in 2023



How to start Freelacing For Beginners in 2023

Maanta caalamkan aan joogno waxaa jiraa qabab badan oo internetka lacag looga sameeyo adiga oo adeegsanayaa farsamooyin iyo waliba aqoontada hadab waxaa jira dhowr nooc oo internetka lacag looga sameeyo hadaba waxaan halkan kugula wadaadi doona dhowr nooc oo online lacag looga shaqeeyo badanaga waxaad youtube iyo meelaha lamidkaa ku aragtaa side online lacag looga shaqeeya kuwaasi oo aan ku tilmamayn wadada saxada ah ee internetka lacag looga waxaanay ku timaamay app iyo website kalada kuwaasi oo ah kuwo aana shaqaynayn hadab maanta 5tan farsamo ee aan ku sheega meel ku qoro si aay noloshada wax badan uga badasho

 

Sidee upwork lacag looga shaqeeya ?


Waxaa laga yaaba inaad inernetka ku aragtay in badan iyaado lagu hadal hayaa aanad is waydiisay waxaa uu yahay upwork lagana yaabo inaad fahmi wayd halkaa laga bilaabayo hadii aan kadaba geeyo upwork waa madal internetka kutaala taasi oo ad kaga shaqaysan karto xifradada adiga oo dad uqabaanaya shaqooyin kala duwan sida inaad tahay qoraa qora sheekoyinka ama qofku shaqaysta xifradaha kala duwan ee kala ah inaad tahay web desing ama ama muuqaal quruxiyo kuwa kale oo badan kaliyaa meesha markaad joogto waxaa loo bahan yahay inaad taqaano xifrad hadaba waxaad 1 hour kushaqan kartaa haadii aay xifradada noqo mid la qaadan karo oo meesha looga baahan yahay waxaad shaqaeynaysaa 15$ dollor ama in kadaban baa hadab waxaad halka igag haysaa tii koobad meelna ku qoro si aad hodhow ku anfacado waa upwork



Sidee lacag looga shaqeeya Fiverr  Freelance ?



sidii oo kale kani iyo upwork waxaay ku kala duwan yihiin waxaa loo yaqaano shuurudaha laakiin hadii aad dhinac aahan aad sii eegto waxaa kula yara fiican inaad isticimaasho fiverr waayo wuu shuurada fudud yahay markaa aad is diwaan galinayso  waxaad dooran kartaa meesha aad

saxada aad udagan tahay lagagamana baahan wax siifi ah ama shahada ah kaliya waxaad galinaysaa heerkaada waxbarasho iyo waxaad ku fiican tahay sida inaad tahay video edting sida inaad tahay graphic desiner ama aad tahay web desing al xaasil waxaad galinaysaa waxaad ku fiican tahay 

iyo waxaad khibrada aad uleedahay kaasi oo aay kasoo dalban karaan dadka jecel howl fudeydiisaka ama jecel wax diyaarsan kuwaasi oo aad howsha uqabanayso kadibnaa aad kaqadanayso service ama lacag 


sidee canva lacag looga sameeya  ?




canva maanta ama sanadkan aan ku jirno waxaan ku tilmaami karaa waa the best graphic desiner taasi oo aan ku  keen maanta hadiii aad ubaahan tahay barmaamij kaliya waxaa  kaa xigtaa inaad soo gasho canva kadibna

aad search ta aad ku qorto waxaad ubaahan tahay hadaba waxaan ku siinayaa cishyar kaasi oo kaa saacidi kar inaad maanta updwork iyo fiverr ba aad lacag uga sameyn karto waayo dadka qaar ayaa laga yaaba inay

kasoo codsadan inaad usameyso youtube thumbnail hadaba hadii aad ka gadhsinyay ama anaad wakhti hayn waxaa ku caawinayaa canva waliba waxaad uga sameysanaysaa si free ah taasi waliba aad ka helayso

dhiseen kasta oo aad ubaahan tahay hadab tanina meel ku qoro waxay kaa cawinaysaa inaad fikrado badan ka dhaxaasho  canva



labadan talo meel ku qoroo wayku anfici donan ?

waxaan taladan ku siinayaa si aadan wakhtiga ugu dilin waxaa lacag laga sameeya app ama waxaad linkigan u share garaysaa waxaad helaysaa intaasi oo lacag hadalkan aan kulee yahay waxaad ka maqali kartaa

youtuberada somalida markaa ad ku qorto sidee online lacag looga sameeya waxaa kusoo baxayaa kuwo fara badan oo ubadan inay ku yidhaahdan appka ayaa lacag laga sameeya taasi waad ku siran tahay 

kaliya waxaad ku xiisabtana meeshan waxaan kabilaabaya seeska hoose mise waa waxanay waxba ka jirin imika tusaale  hadan kusoo qaado 

upwork waa meel lawada hubo aanaad khibradadu waxaay ku goyso aad ka shaqaysanayso laakiin meel lagu leeyahay waxaad sameysaa app hebel lasoo dag waxaad ka sameyn naysaa lacag taasina waxba kama jiraan waa iiga talo wakhtigag yaanay kaa cunin kuwaasi mahadsanid

Post a Comment