Time management and scheduling ?


 Time management and scheduling ?

Maanta ama sanadkan aan kujiro wakhtigu wuxuu usocdaa si xawli ah waxaanad maalmo kadib maqlaysaa waxaa dhamaaday sanadkii hadaba iyadoo aay taasi jirto sidee wakhtigada loo maareeya oo looga dhigaa mid qorshe iyo nimaad ku socoda hadaba daarsad la sameyey ayaa lagu ogaaday badnagaa dadka ka cawada wakhti yaraan ama inuu wakhtigu dag dagayo inay yihiin ku waan wali xal u helin maareynta wakhtiga hadaba hadii aad mareyso wakhtigaa maxaa is badali doona halkaana maxaad  ka dareemi doonta inay wax iska badaleen waxaan xaga danbe ee maqaalkan kugula waadagi doona dhowr qodob oo muhiima ah oo is badali doona marka aad mareyn u hesho wakhtigaada  ,

 

Isticimaal taalabooyinkan ?



1, markaad damacsan tahay inaad fuliso mawduuca ama barmaamij ku gaara waxaad ku dadasha sidii aad xooga usaari lahayd waxaa aad ubaahan tahay oo habeenkii inta aadan seexan wa xooga  5 daqiiqa is waydii maanta maxaa ku qabsomay maxaad ku bixisay wakhtigaadi ubadana ma wax faa,iida leh mise waxaan faa,iida lahayn taasi waxaay kugu fiican tahay inaad ogaato wixii ku qabsoomay iyo wixii aad

 

maanta dayacday oo aad wakhtigii aad ku qaban lahayd aad lumisay waxaa kale oo aad sameysataa buug aad ku qorto qorshaaashada si aad ufiloso oo aay kugu noqoto jadwal aad dajisatay waxaad is waydiinaysaa maxaan buuga ku falayaa waxaaban ku qabankaraa maskax dayda laakiin oog buug wuxuu kamid noqon doona waxaad naftada kula xiisab tamaysid markaad caawa  seexanayd oo waxaad ka eegi doona waxaad qabsatay iyo wixii aanad qaban  taasina waxaan kugula talinaya inaad sameysato jadwaalkaasi oo noloshaada wax badan ka badali doona

 

waxaan rabaa inan hadaf gaadho ?




tani waxaa badanaga iskugu sheekeeya dhalinyarada kaasi oo hadii 100%80 la eego wakhtigiisa ku dayacay social media maantada dhan wuxuu ku jiraa tik tok ama facebook wuu kasoo baxayaa wuxuuna tagay meelaha ugu buuqa iyo dooda badan hadab marka ay kaa go,aantay inaad hadaf noolosha kagaadho waxay ku xidhaantay marka hore inaad mareyso wakhtigaada oo aad dajiso planka aad

noolosha ka damacsan tahay anigaygan maqaalkan qoraaya maqaalkan sobob le kuma iman ee wuxuu igu jiran qorshahayga maalin laha ah waxaanad ku dadasha sidii aad u xakameyn lahayd isticimaalka social media hadii aad taasi mareyn uhesho waxaa halkaa kaga soo baxaaya wakhti aad ufara badan oo aad iswaydiin doona wakhtiga intaan leeg halkuu ku maqnaa laakin waxaad ogaata inaad haysatay  laakiin aad mareyn uun aad ula aayd laakiin markiii aad mareyn uheshay waxaad dareentay inaad waxkasta aad qaban karto qorshana aad dagi karto cajiib,

 

sidaa maalintada wakhtiga loogu qurxiyo ?



 

taani waxaa ubaahan qofkasta hadab side maalintada wakhtiga loogu qurxiyaa waa su,aal is waydiin mudan hadaba tusaale kooban aan kusoo qaado waxaad haystaa 24 sacadood waxaanad ubaahan tahay 8 sacadood oo hurdo ah waxaana kusoo hadhayaa 16 sacadood waxaa kale oo aad ubahaan taay 1 saac oo nasho ah ama loo yaaqaano musasaace hadaba waxaa kusoo hadhay 15 sacadood kuwaasi oo ah kuwo aad maalinkii wax badan aad ku qabsan kartoo waxaanad kajarta 1 saac oo saladahaga aad ku maareyn karto waxaad waali

 

haystaa 14 sacaadod hadaba wakhtigaan saa,iidka ubadan waxaad kaga faa,iideysan kartaa inaad wax kubarto oo aad maanta  barto xifrad ku anfacaysaa mustaqabalkaadana wax badan ka badli doonta sida inaad barto graphic design ama muqaal sameynta ama web design kuwaasi oo mustaq balkaada wax badan ka badali doona waxaa kale oo aaad kaga faa,iideysan kartaa inaad noloshada kusoo darto aqriska sida quraan bugagta iyo waliba mowduucyada kala duwan kuwaasi oo aay kasoo galayso faa,iida aqooneed waxaa kale oo maalinta si xooga uqurxinkara aqrinta quraan hadii aad maalinkii hal boog aqrido maalintada wuxuu kasaarayaa caajiska iyo waliba buuqa taasi oo maalintadu noqonayso mid aad uqurxoon ugu danbeynaa waxaad sameysataa jadwal nololeed mahadsanadi 

Post a Comment