What is the benefit of internet 2024 ?
Waa maxay faa,iidada internetka waa su,aal ubaahan inaa lays
waydiiyo ubaahan hadaba koonkan aan joogno waxaa kala haygaa internet waxaana
laga yaaba hadii uuna internetka jirin inaynu ahaan lahayn sidii qarniyadii
hore hadaba marka laga yimaado faa,iidada uu lee yahay waxaa jiraa qasaaro uu
leyahay hadaba qasiirihisu malaha wax xal ah oo waxaa usobob karaa inuu lumiyo
wakhtigada ubadan hadaba dadku waxaay ukala baxaan labadani 1, waa mid usoo gala inuu nasasho usoo galo mida waa mid
usoo gala inuu dhaqaale kasameeyo muuqaladani aad daawanayso isaga waxaa ugu
fadhiyaan dhaqaale hadaba qaybta falada inagula waad adigu kee yahay dhowrkan
qodob ee aan soo wado uqeex sifiican
Muxuu internetku faa,iida nololed inoo leyahay ?
Marka loo fiiriyo wakhtigaan aan ku jirono ama qarnigaan aan
kujirno nolosheena inta ubadan waxaay ku xidhaan tahay internet hadii aad
maanta Matalan damacdo inaad qof maqal iyo muuqaal u aragto isagoo kaa fow waxaa taasi fududeyey
internetka oo waxaad awood uleedahay
inaad dunida meel kasta aad maqal iyo muuqaalba gaadhi karto waxaa
intaasi kusoo raaca hadii aad doonayso maanta inaad aalaab ka iibsato meel kaa
fog waxaa fududeyey
internetka waxaa itaa soo raaca hadii aad internet waydo
waxaad nici doonta mobile kana ad wadadato oo hadii uu bilaa internet noqdo
wuxuu noqon doona sidii inaad wadato danka hadal sobobto ah laf dhabartiisa
ayaa waxaa ah internetka xataa hadii uu simka aad wadato internet wayo waxba
mahaa hadab marka laga eego dhanka fiican waxaan odhankarnaa internetku waa
lafdhabarta qaranigaan aan kujirno adiga maxay kula tahay hadii internet dunida
laga waayo wixii aad qaban lahayd nagula wadaag qaybta faalada ama commetiga
dadka usoo gala nashada maxay faa,iida ku qaban ?
waa su,aal iswaydiin mudan hadaba waxaa jira sidaa aan kusoo
xusnay kor dad internetka usoo gala nasasho ama daawasho hadaba maxay faa,iida
ku qabaan waa inaad is waydiiso maxad
faa,iida ku qabtaa internetkan aad soo gasho maalin kasta se laakiin sided uga
faa,iidaysataa ma waxad usoo gasha inaad wax kubarto mise waxad usoo gasha
inaad wakhti kulumiso mise waxaad usoo gasha inaad ku qabsato sadaa aan
mowduucyo hore kaga soo
hadalayn waxaa wakhtigeena inta ubadan una internetka waa
marka laga eego dhanka qaasaraha hadaba hadii aad maantada dhan dhexe socoto
internetka waxaa laga yaaba inaad la kulanto dhacdooyinkala duwaan kuwaasi oo
marna kaa yaabiya marna kaa nixiya ,marna kaa farxiya hadaba marka intaa laga
yimaado waa inaad is waydiiso maxaan faa,iida ku qaba se maxaan qasaare
kuqabaawaa inaad is waydiiso
dadka usoo gala inay wax ka faa,iidan ?
waa dadka usoo gala inay wax kabartaan ama aay kusoo
gudbiyaan maqaalo ama muuqaalo kuwaasi oo ka sameeya dhaqaale oo hadii aad
maanta appka mobile kaada ku jira aad
gasho waxaa dhex socoto xayaysin taasi oo ah mid qofkaa dhaqale ahaan ugu
fadhida hadaba aan tu,aale yar kusoo qabto oo ku saabsan faa,iidada internetka
marka
laga eego dhanka dhaqalaha waxaa badanaga muuqaalo kadawaata
youtube ma ogtahay muuqaalka aad dawanayso ee aad ku nasanayso inuu qof wakhti
galiyay dedna uu internetka kusoo daabacay si uudhaqale ama muna facaad uga
sameeyo laakiin malasocotaa inuu facebook lamid yahay hadaba hadii aad sidaa aay
dadkaasi faa,iida ugu qaban aad adna ugu qabi karto faa,iido oo aad kusoo
gudbin karto mowduuc yada aay soo gudbiyeen kuwa kafiican aanaad
sida aay dhaqaale uga
sameeyn aad uga sameyn karto waa fikirad cajiiba anaad isticimaaali karto hadaba
marka intaa lagayimado waxa jira fikrada kala duwan oo aad uga faa,iidaysan
karto internetka waxaanad sameeyn kartaa inaad ku iibso aalabo adigoo
isticimaalaya qaabka loo yaqaano e-commerce online store kaasi oo aad isagana
aad ka sameyn karto dhaqaale halkaasina waxaa kaga soobixidoona fikirado ad
dhaqaale kaga sameyn karto internet waxanan kugu talina inaad faa,iidada internet
ka inaad re seach ku sameyso mahadsanid